About Us 2018-12-03T12:16:29+00:00

Company profile

Shirkadda biyaha CAAFI waxaa la aasaasay sanadii 1999 kii, waxaana lagu aasaasay caasimadda dalka ee magalada muqdisho.

xaruntaugu wayn ee shirkadda waxa ay ku taalaa magaalada muqdisho, aaga loo yaqaano jidka warshadaha

Shirkadda waxa ay shaqadeeda kubiloowday in ay biyo geliso degmooyin ka tirsan gobolka banaadir kuwaas oo kala ah:

Degmada Wardhiigleey

Degmada Howl-wadaag

Degmada Dayniile

Hada waxay kawada akismayo biyo gelin iyo soo saarista biyaha nadiifka ah ee la cabo

Maamulaha guud ee shirkadda waa Maxamed Cali Kalaay

sanadkii 2001 kawaxa ay sameesay warshad sifayso biyo nadiif ah oo loo yaqaano warshadda biyaha caafi ayada oo adeegsanaysa qalab casri ah oo la jaanqaadi karo warshadaha biyaha ee caalamka hormaray waxayna soosaartaa shirkada

20 Liter

1.5 ml

600 ml

330 ml

Waxayna gaarsiisa adeegyadani shirkadda intabadan gobolada dalka, shirkada waxaa maalgashaday ganacsato soomaaliyeed xaqiiqdina waxaa kafaaiidesanaayo adeegyadan shacabka soomaaliyeed waxaaayna u sahlaysaa in ay heelan biyosifaysan oo caafimaad qabo kuwaas oo daawaysan loona adeegsaday qalab cusub oo casri ah taasoo yaraynaysa baahidda cudurrada ka dhalan jiray cabidda biyaha nadiifka aan ahayn kuwaas oo dhalin jiray cudurrada sida shuban-biyoodka

Faaiidooyinka shirkadda caafi ay u leedahay shacabka soomaaliyeed waxaa ka mid ah:

  • in ay helaan biyo nadiif ah oo loo nadiifiyay habcasri ah oo kaduwan kuwa kale ee dalka ka jira.

 

  • In shirkadda caafi ay dhistay hab iyo hanaan hufan ee biyaha goobaha ay ka shaqayso lagu maamulo

 

  • Biyha caafi waa daawaysan tusaale waxay ooli karaan mudo aad u for marka aad afka ka furtid ka dib

Biyaha caafi waxaa laga isticmaalaa dhamaan magaalada Mogadishu ilaa kismayo.

runtii 70% dadku waxay cabaan biyaha caafi, dhibaatada amni darro ee dalka qaybo ka mid ah kajirta ayaa culays ku ah in la sameeyo biyo gaarsiin ballaaraan oo deg-deg ah wadanka oo dhan.

Waloow dad aqoon iyo geesinnimo isku darsaday ay ka faa,iideestaan xiligaan oo ah xili wadanku wax soosaar u baahanyahay –marka ruux walba iyo dadaalkiisa xiliga dhibka qof aan dhibtoon xiliga dheeftana ma dheefsado.

Marka ruux kasta oo danaynaayo in uu dalka hooyo ka,abuuro wax qabad waxaan leenahay horay ugaar oo hadda biloow- maxaa yeelay dalka iyo dadka aad ku tuhmayso in ay burburen waxay ganacsi dalka laga qaaday geeyaan dhamaan dalalka Afrika lagu sheego nabad iyo ilbax marka dowlad ayaan jirin basle dad iyo dal waa jiraan .

Maamjulka CAAFI qaabka ay u   hormariyeen shirkadooda waxay tahay iyagoo la socdo axwaasha dadka iyo qaabka sicir ahaan wax ku,iibsan karaan sidaa darteed material cost and variable cost aad ayuu uga jaban yahay dhamaan shirkadaha kale ee  biyaha soo saaro; dhulka warshadu ku taalo iyo matoorka korontada dhaliya waxaa milki ahaan u leh warshadda .waxay kaloo shirkadu ku hormartay biyaha caadiga ah ayey xaafaadaha siisaa waana biyaha ugu fiican ceelasha caadiga ee lacabo sidaa darted xaafado badan ayaa biyaha Caafi caba. phase 2aad waxay soo saartaa biyo ku jira caag yaryar 0.5 litter,0.6liter iyo 0.33liter,waxay ku jiraan kartoon(baakad) qeebtaas qimahooduna waa 7.000 sh. so. Tanka warshadduu waa 300,000 litter per day, sidoo kale maalin kasta isku celcelis waxay gadaa 250,000 litter. Shaqaalaheedu waxay kakooban yihiin 175 qof ay ku jiraanstaf-ka

 

 

Shirkada biyaha ee caafi ayaa ka duwan shirkadaha biyaha ee ka jira Soomaaliya waayo waxa ay shirkada caafi haysataa qalabkii ugu dambeeyey ee biyo lagu nadiifiyo, habkii ugu casrisanaa iyo sidoo kale  shirkadda waxa ay kuguulaysatay in ay keento khabiiro dhanka dibada ka yimid oo ajaanib ah kuwaasoo yaqaan aqoonta biya sifaynta.kuna takhasusay